Tuesday, March 9th, 2021

Maxaa iska bedeley go’aankii mucaaradka ee mudaharaadka Muqdisho kadib diidmadii dowladda.

Published on February 23, 2021 by   ·   No Comments

Puntlandtimes (Muqdisho)-Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa markale ku celisey inaysan aqbali doonin isu soo baxyo iyo mudaharaadyo ka dhaca magaalada Muqdisho sababo la xiriira cabsiada dhanka ammaanka iyo soo laba kaclaynta Covid19.

Wasiir wasaaradda amniga xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Xundubeey ayaa sheegay in Go’aankii ay Khamiistii hore soo saareen Sababaha Covid 19 Faafitaankiisa awgeed ay ujoojiyeen in dadyoowga hal meel la iskugu keeno.

Hadaba Maxaa Iska Badelay Go’aankoodii Mucaarad?

Gudoomiyaha Xisbi Siyaasadeedka SAHAN C/kiriin Xuseen Guuleed oo ka mid ah Midowga Murashaxiinta Madaxweyne ayaa galabta usheegay BBC SOMALI in aysan waxba ka badelin oo Banaanbax ay qabsan doonaan Jimcaha la iskuguna iimaan doono Taalada Daljirka Dahsoon.

Guuleed ayaana sheegay in Awood aan loo isticmaali Karin Dibad baxa nabadeed iyagoo dhigaya,wixii dhibaato ka dhashana uu mas’uuliyadeeda qaadi doono Farmaajo.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Latest News

Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo wakiilada beesha caalamku kahor shirka Muqdsiho.

March 9, 2021
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ...

Sawirro-Axmed Madoobe oo ku wjahan Muqdisho & ciidankiisii oo ku qulqulaya garoonka Aadan Cadde.

March 9, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ...

Mid kamid ah taliyayaasha ciidanka Puntland oo xabsiga loo taxaabay iyo faahfaahin ka soo baxaysa.

March 9, 2021
Puntlandtimes (Garoowe)-Taliyaha qaybta booliska booliska gobolka Nugaal gaashaanle ...

Ciidanka xoogga Soomaaliya oo dagaal culus kaga dhawaaqay gobolka Gedo.

March 9, 2021
Abaanduulaha guutada 10-aad qeybta 43-aad ee Ciidanka dowladda ...

Malayshiyaad qabsaday xaafad katirsan Muqdisho & ciidanka DFS oo weerar ku qaaday.

March 9, 2021
Puntlandtimes (MUQDISHO)-Xogo dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ...

Shacabka kunool Garoowe iyo kuwa imaanaya oo awaamiir culus la duldhigay

March 9, 2021
Puntlandtimes (Garoowe)-Taliska qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa soo ...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisadkii ugu dambeeyey ee Covid19.

March 8, 2021
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay ...

Muuse Biixi,”Shacabka Muqdisho waxay kujiraan Afduub”.

March 8, 2021
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta oo ...

Mas’uuliyiin katirsan Puntland oo xabsiga loo taxaabay iyo baaritaanada ciddii fududaysay weerarkii Bosaso oo bilowday.

March 8, 2021
Puntlandtimes (Boosaaso)-Warar xogagaal ah oo ay warbaahinta Puntlandtimes ...

Midowga musharixiinta oo qoraal u dusiyey wasiiro arrimo dibadeed iyo wakiilada beesha caalamka.

March 8, 2021
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo ay ku jiraan Madaxweynayaal ...

Musharax Daahir M Geelle oo shaaciyey cidda dalka maamulaysa haddii la doorto.

March 8, 2021
Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud ...

Xal laga gaarey ciidankii Puntland iyo malayshiyaadkii isku horfadhiyey deegaanka Mareero ee duleedka Boosaaso.

March 8, 2021
Puntlandtomes (Boosaaso)-Maalmihii ugu dambeeyey waxaa deegaanka Mareero ee ...

Taliyaha ciidanka xoogga Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii Alshabaab iyo duulaan xubno looga diley

March 8, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo saacadihii lasoo ...

Dowladda Somalia oo qaaday tallaabo ka nixisay Kenya iyo guddigii badda oo dibadda u dhoofaý.

March 8, 2021
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka ambabaxay Guddiga ...

Cabsida Covid19 ee Soomaaliya oo sii korortay iyo mid kamid ah M/goboleedyada oo laga helay…

March 8, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta ...

Skip to toolbar