VIDEO: Ciidanka Puntland oo weerar ku qaaday malayshiyaad isku urursanayey duleedka Garoowe.
Published on February 23, 2021 by admin · No Comments
Puntlandtimes (Garoowe)-Ciidanka ammaanka gobolka Nugaal gaar ahaan magaalada Garoowe ayaa ku guulaystay inay burburiyaan dhismayaal laga dhisayey duleedka Garoowe oo xiisad abuuray iyo kala kacayrinta malayshiyaad isku urursanayey goobtaasi.
Howlgalkaan oo uu hoggaaminayey taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Gaashaanle sare Maxamed Aadan Jaamac ayaa waxaa lagu burburiyey dhismayaal sharci darro ah oo laga samaynayey duleedka Bari ee magaalada Garoowe.
Taliyaha Qaybta booliiska Gobolka Nugaal gaashaanlen sare Maxamed Aadan Jaamac oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowlada Puntland ka go’an tahay sidii wax uga qaban lahayd Dadka caadaytey dhismayaasha sharci darada ah Dhulalka.
Waxa uu sheegay in mudadii uu howlgalkaani socdey ay ku guulaysteen inay gacanta ku soo dhigaan malayshiayad isku urursanayey dhismayaashaasi isla markaana ay sharciga horgeyn doonaan si loogu kala saaro dhulkaasi oo horay laysugu xabadeeyey dhowaan.
DAAWO
March 9, 2021
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ...
March 9, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ...
March 9, 2021
Puntlandtimes (Garoowe)-Taliyaha qaybta booliska booliska gobolka Nugaal gaashaanle ...
March 9, 2021
Abaanduulaha guutada 10-aad qeybta 43-aad ee Ciidanka dowladda ...
March 9, 2021
Puntlandtimes (MUQDISHO)-Xogo dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ...
March 9, 2021
Puntlandtimes (Garoowe)-Taliska qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa soo ...
March 8, 2021
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay ...
March 8, 2021
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta oo ...
March 8, 2021
Puntlandtimes (Boosaaso)-Warar xogagaal ah oo ay warbaahinta Puntlandtimes ...
March 8, 2021
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo ay ku jiraan Madaxweynayaal ...
March 8, 2021
Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud ...
March 8, 2021
Puntlandtomes (Boosaaso)-Maalmihii ugu dambeeyey waxaa deegaanka Mareero ee ...
March 8, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo saacadihii lasoo ...
March 8, 2021
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka ambabaxay Guddiga ...
March 8, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta ...