Tuesday, March 9th, 2021

Wasiir Xundubey,”Majiro mudaharaad lagu qaban karo Muqdisho ilaa amar dambe”.

Published on February 23, 2021 by   ·   No Comments

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa  sheegay in maalinba maalinta ka damebeysa uu dalka kusoo kordhayo cudurka safmareenka ah ee coronavirus, kaas oo kiisas badan laga helay dalka.

Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in shirar dhowr ah oo dhacay iyo qiimeyn la sameeyay lagu joojiyay isku soo baxyada dadweynaha, si looga feejignaado faafitaanka cudurka COVID-19, wuxuuna xusay in maranaba dowladda Soomaaliya aysan ogolaan doonin dibadbax ka dhici kara Magaalada Muqdisho ha ahaado mid ay dhigayaan Mucaaradka iyo ay soo qaban qaabisay dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in Muqdisho ay tahay Caasimadda Soomaaliya, isla markaana uu yaal hub farabadan, sidaasi daraadeedna aan la ogoleyn banaanbax.

Warkan kasoo baxay Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa kusoo aadaya xilli Midowga Musharixiinta ay ku dhawaaqeen dibadbax ka dhacaya Taalada Daljirka Daahson ee degmada Boondheere Maalinta Jimcaha ah 26/2/2021.

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Latest News

Sawirro-Axmed Madoobe oo ku wjahan Muqdisho & ciidankiisii oo ku qulqulaya garoonka Aadan Cadde.

March 9, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ...

Mid kamid ah taliyayaasha ciidanka Puntland oo xabsiga loo taxaabay iyo faahfaahin ka soo baxaysa.

March 9, 2021
Puntlandtimes (Garoowe)-Taliyaha qaybta booliska booliska gobolka Nugaal gaashaanle ...

Ciidanka xoogga Soomaaliya oo dagaal culus kaga dhawaaqay gobolka Gedo.

March 9, 2021
Abaanduulaha guutada 10-aad qeybta 43-aad ee Ciidanka dowladda ...

Malayshiyaad qabsaday xaafad katirsan Muqdisho & ciidanka DFS oo weerar ku qaaday.

March 9, 2021
Puntlandtimes (MUQDISHO)-Xogo dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ...

Shacabka kunool Garoowe iyo kuwa imaanaya oo awaamiir culus la duldhigay

March 9, 2021
Puntlandtimes (Garoowe)-Taliska qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa soo ...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisadkii ugu dambeeyey ee Covid19.

March 8, 2021
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay ...

Muuse Biixi,”Shacabka Muqdisho waxay kujiraan Afduub”.

March 8, 2021
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta oo ...

Mas’uuliyiin katirsan Puntland oo xabsiga loo taxaabay iyo baaritaanada ciddii fududaysay weerarkii Bosaso oo bilowday.

March 8, 2021
Puntlandtimes (Boosaaso)-Warar xogagaal ah oo ay warbaahinta Puntlandtimes ...

Midowga musharixiinta oo qoraal u dusiyey wasiiro arrimo dibadeed iyo wakiilada beesha caalamka.

March 8, 2021
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo ay ku jiraan Madaxweynayaal ...

Musharax Daahir M Geelle oo shaaciyey cidda dalka maamulaysa haddii la doorto.

March 8, 2021
Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud ...

Xal laga gaarey ciidankii Puntland iyo malayshiyaadkii isku horfadhiyey deegaanka Mareero ee duleedka Boosaaso.

March 8, 2021
Puntlandtomes (Boosaaso)-Maalmihii ugu dambeeyey waxaa deegaanka Mareero ee ...

Taliyaha ciidanka xoogga Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii Alshabaab iyo duulaan xubno looga diley

March 8, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo saacadihii lasoo ...

Dowladda Somalia oo qaaday tallaabo ka nixisay Kenya iyo guddigii badda oo dibadda u dhoofaý.

March 8, 2021
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka ambabaxay Guddiga ...

Cabsida Covid19 ee Soomaaliya oo sii korortay iyo mid kamid ah M/goboleedyada oo laga helay…

March 8, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta ...

Khayre oo banaanka keenay qaar kamid ah qodobadii ay isku khilaafeen Mweyne Farmajo.

March 8, 2021
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Federaalka, ahna musharax ...

Skip to toolbar