Maxaa looga hadlay kulamadii beesha caalamka iyo Axmed Madoobe ku dhexmaray Kismaayo & dhambeelka loo geeyey.
Published on February 23, 2021 by admin · No Comments
Puntlandtimes (Kismaayo)-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer caalami ah oo uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. James Swan.
Waftigaan uu hoggaaminayey Danjire James Swan waxaa qayb ka ahaa wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolás Berlanga Martínez, Safiirka Talyaaniga, wakiilo ka socda midowga Africa iyo saaxiibada dhowa ee daneeya arrimaha Soomaaliya.
Masuuliyiintan ayaa yeeshay kulamo miro dhal ah iyadoo sidoo kale hab maqal Iyo muuqaal ah ay kaga qeyb galeen Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Yamamoto iyo Wakiilka Midowga Afrika Danjire Francisco Caetano Madeira.
Mudadadii ay socdeen kulamadaani ayaa waxaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, arrimaha doorashooyinka, khilaafka hareeyey fulinta heshiiskii arrimaha doorashada ee 17 September iyo sidii meel loogu wada jeensan lahaa.
Ilo xogagaal ah ayaa xaqiijiyey in Axmed Madoobe uusan weli ka soo degin meeshii uu ka taagnaa doorashada Soomaaliya gaar ahaan arrinta gobolka Gedo ee sababtay khilaafka daba dheeraaday ee doorashada Soomaaliya 2020 ilaa 2021.
March 9, 2021
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ...
March 9, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ...
March 9, 2021
Puntlandtimes (Garoowe)-Taliyaha qaybta booliska booliska gobolka Nugaal gaashaanle ...
March 9, 2021
Abaanduulaha guutada 10-aad qeybta 43-aad ee Ciidanka dowladda ...
March 9, 2021
Puntlandtimes (MUQDISHO)-Xogo dheeraad ah ayaa ka soo baxaya ...
March 9, 2021
Puntlandtimes (Garoowe)-Taliska qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa soo ...
March 8, 2021
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay ...
March 8, 2021
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta oo ...
March 8, 2021
Puntlandtimes (Boosaaso)-Warar xogagaal ah oo ay warbaahinta Puntlandtimes ...
March 8, 2021
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo ay ku jiraan Madaxweynayaal ...
March 8, 2021
Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud ...
March 8, 2021
Puntlandtomes (Boosaaso)-Maalmihii ugu dambeeyey waxaa deegaanka Mareero ee ...
March 8, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo saacadihii lasoo ...
March 8, 2021
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka ambabaxay Guddiga ...
March 8, 2021
Puntlandtimes (Muqdisho)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta ...