Shirki Madasha Iskaashiga Somaliya iyo Calamka (Somali Partnership Forum) oo lagu soo geba gebeeyay iyo Qodobo ka soo Baxay.
Published on December 8, 2020 by admin · No Comments
Shirki Madasha Iskaashiga Somaliya iyo Calamka (Somali Partnership Forum) oo lagu soo geba gebeeyay iyo Qodobo ka soo Baxay.
Shirka oo ahaay mid ay dhamaan saamileyda siyasadeed ee soomaaliya ka soo qeyb galeen ayaa waxyaabihii shirka ka dhex dhacay ayaa waxaa ugu darnaay ka dib markii madaxweynaha maamulka jubbaland uu ciidamada fedaraalka ah ee jooga Gedo ku tilmaamay jabhad taas oo ka careysiisay RAYAALWASAARAHA SOOMAALIYA OO SHIRKA DAADIHINAAYAY. HALKAAN HOOSE KA DAAWO WARKA.