Thursday, August 22nd, 2019

Golaha Beesha Nuux Maxamud oo Jawaab Ka Bixiyey Hadalkii Ganacsade Bashiir Raage

Published on July 22, 2004 by   ·   No Comments

Golaha Beesha Nuux Maxamud oo Jawaab Ka Bixiyey Hadalkii Ganacsade Bashiir Raage

JAWAAB: Bashiir Raage “Xusuuqii ka dhacay dugsigii Max’uud Axmed Cali wuxuu dhacay markii dadku wada waashay oo ay dabka gacanta ku dhigeen”

07-22-2004
W.Q.: C/fataax M. Cabdulle
Golaha Beesha NM
warbaahinta@yahoo.com

Sawirkii Dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali (Sawirqaade: Wariye Garaad Salaad Xirsi).

Xasuuqii loo geystay dadkayagii dulmiga iyo gardarrada loogu laayay dugsigii sare ee Maxamuud Axmed Cali, taariikhdu markii ay ahayd Feb. 10, 1991, ma noqon karo mid cudurdaar iyo marmarsiinyo loo samayn karo.

Aniga oo tixraacaya hadal laga soo wariyay ganacsade Bashiir Raage oo ka hadlay xasuuqii dugsigii sare ee Maxamuud Axmed Cali, laguna faafiyey Internet-ka Intrenetka, taariikhdu markii ay ahayd July 20, 2004; hadalkaas waxaa iiga muuqda ama laga dhadhansan karaa ereyo tibaaxaya in xasuuqaas uu ka hadlay loo aanayn karo dhibaatooyin uu ka tegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Gen. Maxamed Siyaad Barre.

Tusaale ahaan, Ganacsade Bashiir Raage wuxuu yiri: ” … odayaal & cuqaal dooneysay in ay arrintaa ka hortagaan uuna ka mid ahaa Xaaji Abuukar Cumar Caddaan ayaa qaarna ay ku dhinteen qaarna ay ku dhaawacmeen markii ay is hortaageen falkaasi xusuuqa ahaa, wuxuuna xasuuqaasi qeyb ka ka ahaa fitnadii ay talaashay dowladii hore ee Marxuum Max’ed Siyaad Barre”.

Inkasta oo hadalkaas siyaabo badan loo qaadan karo, anigu waxaan u arkaa in uu hordhac u yahay dood la isku difaacayo marka ay noqoto in laga xisaabtamo dhacdadii dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali, oo maxakamadi ay qaaddo tacaddiyadii dadkayaga loo geystay.

Haddaba, haddii Ganacsade Bashiir Raage uu hadalka sidaas ula jeedo, waxaan leeyahay xasuuqii loo geystay dadkayagii sida ba’an loo laayay in loo micneeyo fidno ay tallaashay dowladdii Gen. Maxamed Siyaad Barre waa arrin aan waaqic ahayn oo xaqiiqda ka fog, sababtoo ah ma jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeyey dadkayagii la xasuuqay iyo xukuumaddi Gen. Maxamed Siyaad Barre marka laga reebo in ay ahaayeen oo keliya dad rayid ah (shacab) kana mid ahaa ummaddii Soomaaliyeed ee dalkoodii hooyo ku noolaa.

Waxaa kale oo xusid mudan in dadka la xasuuqay aanay ku lug lahayn wax maamul dowladeed ah hadday noqon lahayd jago-xafiiseed ama xil wasaaradeed oo hoos yimaada xukuumaddi Gen. Maxamed Siyaad Barre.

Sidaas darteed, waa arrin laga xumaado, waana waajib in laga hortago haddallada biya-dhacoodu ay yihiin in loo qiil raadiyo xasuuqii foosha xumaa ee lagula kacay dadkaas lagu laayay dugsigii sare ee Maxamuud Axmed Cali.

Waxaan cambaarayn kulul dusha uga tuuraynaa qof kasta, oo isaga oo raba in uu fushado dan gaar ahaaneed, doonaya in uu abuuro cudurdaar ama marmarsiinyo aan jirin oo loogu qiil samaynayo xasuuqii waxashnimada ahaa ee lala beegsaday dadkii sida bani-aadannimada ka baxsanayd loogu laayay dugsigii sare ee Maxamuud Axmed Cali.

Weligeed suurta gal noqon mayso, cid waxgarad ahna taageri mayso, in dadkaas la xasuuqay loo hindiso qiil ama hab kale oo dhiigoodii lagu xalaashanayo. Sidoo kale, arrintaasi ma horseedi doonto dib-u-heshiisiin lagu soo afjaro xadgudubkii lagula kacay dad tiradoodu gaareyso 86 qofood, oo dhammaantood ku abtirsada beesha Nuux Maxamuud, maalin keliyana lagu xasuuqay dugsigii sare ee Maxamuud Axmed Cali, 10-kii Feb, 1991-kii.

Dhinaca kale, waxaan si niyad ah u soo dhaweynaynaa fikradda wanaagsan oo ah, sida Ganacsade Bashiir Raage sheegayba, in xusuuqaasi uu ka mid noqon doono kuwa dhowaan loo samayn doono xus ballaaran oo lagu xasuusto waxyeelladii iyo tacaddiyadii loo geystay dad aan waxba galabsan.

Sidoo kale, Illaah baa mahad lehe, waxaan ammaanayaa war-fidiyeennada ku dadaalay in ay qormooyin iyo warbixinno sawirro wata ka diyaariyaan dhacdadii dugsigii sare ee Maxamuud Axmed Cali, oo dhammaan Soomaali meel kasta oo ay joogaanba ay ka xunyihiin falkaas waxashnimada ahaa ee lagu xasuuqay dad aan waxba galabsan. Ilaahey baa garsoore ah, oo ciddii ka dambeysay kala xisaabtami doona maalin Alle hortiis la taagan yahay, oo aan inkirmaadi jiri doonin, oo gacmuhu hadli doonaan luguhuna ku marag furi doonaan. War-fidiyeennada waxaan kula dardaarmayaa in ay xoogga saaraan sidii ay u raadin lahaayeen una soo gudbin lahaayeen wararka runta ah ee la xiriira dhacdadaas.

Tixraac: Sannadguuradii 13aad ee kasoo wareegtay xasuuqii ka dhacay Dugsigii Sare ee Maxamuud Axmed Cali.
http://www.somaliatalk.com/2004/feb/10feb204.html

C/fataax M. Cabdulle
Golaha Beesha NM
warbaahinta@yahoo.com

Mohamed Ibrahim Moalim
Norrbotten, LULEÅ, Sweden.
timayaremoalim@yahoo.se

Qoraalkaan waa mid u gaara qoraaga ku saxiixan

Riix Halkan (Boga Dooda AllSomali Discussion Forum)

email us:allsomali@allsomali.com

Tags:

Readers Comments (0)






ENTERTAINMENT

University pro Became Accepted by his own to be muslim after he did more research VIDEO

May 20, 2019
University professor Accepted by his own to be ...

Baarlamaanka Jubaland oo odayaasha dhaqanka weydiistay in dib loo soo doorto ka dib Kulan dhexmaray Maanta VIDEO

May 20, 2019
Baarlamaanka Jubaland oo odayaasha dhaqanka weydiistay in dib ...

Alshabaab Malitia Attacked and cuptured kenya Millatry comp in Mandera VIDEO

May 5, 2019
Alshabaab Malitia Attacked and cuptured kenya Millatry comp ...

The Truth of Boeing 737 Latest Crash in FLORIDA Finaly Revealed after 2 passengers spoke to KASMO TV

May 5, 2019
The Truth of Boeing 737 Latest Crash in ...

The Latest Vissit of Somali President Mohamed A. Farmajo To Garowe Became Very intersting VIDEO

May 5, 2019
President of the Federal Republic of Somalia, His ...

THE TRUTH OF PLANE CRASH BOEING 737 IN USA FLORIDA FINALY REVEALED

May 4, 2019
The flight had passed through thunderstorms, a passenger ...

Nuclear War between IRAN and United States is getting Closser after US War ships Commanders Told Several News Channels their Standby VIDEO

April 29, 2019
Nuclear War between IRAN and United States is ...

Joe biden has critisized Donuld Trump over Charlottesville killing of a counter-protester. VIDEO

April 26, 2019
The former vice president entered the race with ...

WHY JOE BIDEN ANNOUNCED HIS PRESIDENTIAL RACE OF 2020 THIS TIME?

April 26, 2019
WHY JOE BIDEN ANNOUNCED HIS PRESIDENTIAL RACE OF ...

2 alshabaab members surrendered in Somalia VIDEO

April 24, 2019
2 alshabaab members surrendered in Somalia after their ...

Do you Now the soccer teams that are willing to get next contract of Aden Hazard

April 23, 2019
Do you Now the soccer teams that are ...

Do you now Which soccer player has the most gold medals of the world VIDEO

April 23, 2019
Do you now Which soccer player has the ...

Hargeyda magistrate court rejected to listen the case of Human rights journalist Abdimalig muse oldon

April 20, 2019
Hargeyda magistrate court rejected to listen the case ...

Somalia,s minister of international and cooperation Did sign agreement with Egypt VIDEO

April 19, 2019
The minister of international and cooperation of somalia ...

Human Rights Journalist Abdimalig Muse Coldon Has Been Arrested in SomaliLand VIDEO

April 18, 2019
Why Human Rights Journalist Abdimalig Muse Coldon Arrested ...

North korea tested New weapons To Scary united states VIDEO

April 18, 2019
North korea tested New weapons To Scary united ...

President Trump will face criminal charges after Watching this testimony

February 27, 2019
Trump will face criminal charges after hearing this ...

13 year old girl was raped and mudered in puntland regional government of somalia video

February 26, 2019
A 13-year-old girl was raped and murdered in ...

NTSB Chairman Robert Sumwalt speaks with the media at before investigators depart for Baytown VIDEO

February 24, 2019
NTSB Chairman Robert Sumwalt speaks with the media ...

President putin threatens another Cuban Nuclear Missile To USA

February 24, 2019
President Putin threatens that another Cuban Nuclear Missile ...

why president donald Trump demands Robert Muller’s Report

February 24, 2019
why president Donald Trump demands Robert Muller's Report CLICK ...

R. KELLY CHARGED: Attorney Michael Avenatti is holding a press conference

February 23, 2019
. KELLY CHARGED: Attorney Michael Avenatti is holding ...

Trump and his wife melania are participating black history event

February 22, 2019
President Donald Trump and first lady Melania Trump ...

MIRACLE Man and woman become stack together while they were having sex illegally VIDEO

February 21, 2019
This miracle happened in the season of the ...

Funny and amazing incident after an Elephant raped a tourist woman in zoo. VIDEO

February 16, 2019
This incident happen after one of the tourist ...

President Puttin Attacked Donald Trump while he was in press conference with his allais

February 15, 2019
President Puttin Attacked Donald Trump while he was ...

Somali finance Minister Abdirahman Bayle strongly threatened some of the Mugadisho bussiness owners VIDEO

February 15, 2019
Somali finance Minister Abdirahman Bayle strongly threatened some ...

Ilhan omar vs president Trump after her speach against israel VIDEO

February 14, 2019
Trump told reporters at a Cabinet meeting on ...

Florida Governor Ron DeSantis makes an announcement

February 14, 2019
Florida Governor Ron DeSantis makes an announcement nearly ...

Somali immigrant in Libya is facing horror punishment from People called MAGEFFE who abducts immigrants VIDEO

February 13, 2019
Somali immigrant in Libya is facing horror punishment ...

wach best somali poetry of mother

February 12, 2019
Buraanburkaan ayaa waxaa uu naqday mid aad loo ...

Do you Now that you can Learn How To Use Computer in 2 weeks VIDEO

February 11, 2019
Do you Now that you can Learn How ...

Newly elected president of puntland somali regional government has named his cabinet ministers

February 11, 2019
Newly elected president of puntland somali regional government has ...

One of the somali social media activist escaped from Assisination Narrowly

February 10, 2019
One of the somali social media activist escaped ...

One person was short after crossing border of USA from Mexico.

February 8, 2019
One person was short after crossing border of ...

one of the somali delegates who attended the oil conferece in london beaten by protesters

February 8, 2019
one of the somali delegates who attended the ...

DEPUTY SOMALI PRIME MINISTER AND HIS DELEGATES WELLCOME IN TO LONDON WHY?

February 8, 2019
DEPUTY SOMALI PRIME MINISTER AND HIS DELEGATES WELLCOME ...

Who was behind the yesterday,s Bombing in Mugadisho

February 5, 2019
who was behind the yesterday,s bombing in mugadisho ...

Two somali Musicains women Looking for marriage

February 3, 2019
Two somali Musicains women Looking for marriage while ...

Spanish goal keeper kisses Hot reporter

February 2, 2019
Spanish goal keeper kisses Hot reporter while ...

18th Lesson of the book of KAWAA,ID AL,AJRUUMIYA sheikh hassan sheikh yusuf Lecturing

February 2, 2019
18th Lesson of the book of KAWAA,ID AL,AJRUUMIYA ...

Learn How to reduce usage of your Mobile Data via Facebook

February 1, 2019
Mobile Data saver isticmaalka internet kaada dhanka facebookga ...

Miracle bird reciting the Names of ALLAH

February 1, 2019
Miracle bird reciting the Names of ALLAH MUCJISO Shimbir ...

Young man originaly from ethiobia recites Best NASHIIDA in arabic with sweet voice VIDEO

January 31, 2019
Wiil u dhashay dalka itoobiya ayaa waxaa uu ...

woman from somalia recorded a small clip of somali song and became viral VIDEO

January 31, 2019
Waa mid ka mid ah hablaha soomaaliyeed ee ...

Protect me from yourself’ – SARS IT head’s bizarre TV interview goes viral

October 18, 2018
An interview with SARS’ head of IT went ...

The Skywhale Returns to Australia’s Skies, and Its Creator Braces for Impact

October 18, 2018
SYDNEY, Australia — With a head like a ...

WHACH Ethiobian Man Cought in Pretoria while stealing a child VIDEO

October 15, 2018
The residents from a village near pretoria in ...

Miracles seen a man who is a sheep sloughter in south africa

October 15, 2018
This incident happen after sheep sloughter start reading ...

Democrats can defeat the Trump base. But only if they ditch Chuck Schumer and Nancy Pelosi

October 14, 2018
My polling cohort, older white men, took a ...

Somali woman cought with a stolen child in Mogadisho

October 14, 2018
The civilians of kahda District in Mogadisho cought ...

Brett Kavanaugh: Trump seizes on affirmation battle as arousing cry in midterms

October 6, 2018
"Their anger powered opposition is beginning to reverse ...

John cena is a wwe smackdown super star

September 30, 2018
John cena is a wwe smackdown super star My ...

Mother records government claim after child doesnt make varsity soccer school group

September 30, 2018
A St. Louis mother is putting forth ...

Group Trump’s Convenient mesaage to IRAN also, it’s empowering influences

September 30, 2018
The Trump organization's best authorities a week ago ...

New drama movie casting by 2 somali refugee Boys

September 21, 2018
This movie drama is leading by 2 brothers ...

Miracle of sheep sloughter by reading salawatu Nabi (saw)

September 19, 2018
This miracle happen in cape town south africa ...

Somali man attacked immigration officials with knife

September 19, 2018
Somali man attacked immigration officials with knife In ...

Barack Obama Says Not Voting in the 2018 Midterm Elections Is ‘Perilous’

September 15, 2018
(CLEVELAND) — Former President Barack Obama conveyed a ...

Alshabaab issued a fatwa calling for Abdulahi Ibrahim Dasar’s assassination

September 22, 2010
[caption id="attachment_413" align="alignnone" width="150"] SONY DSC[/caption]Violence has cut ...

Somalia: Al Shabaab issued fatwa against Abdulahi ibrahim dasar’s article of TV

June 9, 2010
MOGADISHU, June 9, 2010 (REGULARNEWS)—al Shabaab militants have ...

Golaha Beesha Nuux Maxamud oo Jawaab Ka Bixiyey Hadalkii Ganacsade Bashiir Raage

July 22, 2004
Golaha Beesha Nuux Maxamud oo Jawaab Ka Bixiyey ...

Subscribe to Blog via Email

Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

Join 28,570 other subscribers